Wednesday, June 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 00:23

War / Barnaamijyada Toddobaadka / Dhaqanka iyo Hiddaha

Dhaqanka iyo Hiddaha # 166

Dhaqanka iyo Hiddaha

Qiyaasta qoraalka - +
12.06.2013
Barnaamijkeena Dhaqanka iyo Hiddaha waxaad u maqli doontaan naanaysaha iyo magacyada ay Soomaalidu ula baxday Waraabaha, iyo sidoo kale meertada nololeed ee ka dhexaysa Soomaalida reer guuraaga ah iyo dhurwaaga.

Barnaamijka waxaa isku soo duwo soona jeediyo Axmed Faarax Cali "Idaajaa" halkan hoose ka dhageyso.

Hore 
Hore