Barnaamijka Faaqidaadda waxa aynu todobaadkan ku lafa gureynaa, sida ay Soomaaliya uga faa'iideysan karto shirkii London ee beesha caalamku ay u qabatay, deeqda dhaqaalena ugu yaboohday.
Barnaamijka Faaqidaadda waxa aynu todobaadkan ku eegi doonaa Nidaamka Federalka ee Soomaaliya ay haatan qaadatay, iyo sida ugu haboon ee uu u hirgali karo.
Dowladda Ethiopia ayaa toddobaadkan ka hadashay howlgalka ciidamadeeda ee Somalia. Ra'iisul-wasaaraha Hailemariam Desaleng ayaa barlamaanka dalkiisa u sheegay inuusan ku qanacsaneyn oo uu saluugsan yahay ciidamada AMISOM iyo kuwa Somalia.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka, waxa aan ku eegeynaa weerarkii dhawaan loo geystay xaruntii Garsoorka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Weerarkaas ayaa waxaa ku dhintay 30 qof waxaana ku dhaawacmay 58 qof oo kale.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaada waxa uu ku saabsan yahay shirka Somalia iyo Somaliland uga socda dalka Turkiga waxa uu uga duwan yahay kuwii ka horeeyey iyo waxa ay noqon karaan inay labada dhinac ku heshiiyaan.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ee maanta waxa uu ku saabsan yahay shirka dib-u-habeynta garsoorka oo maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho iyo sida loo dhaqan galin karo qodobada ka soo baxay.
Barnaamijka Faaqidaadda waxa aan todobaadkan ku eegeynaa tacadiyada ka dhanka ah haweenka barakacayaasha ee Muqdisho, oo dhawaan Ha'adda HRW ay sheegtay in loo geysto kufsi, garaacis, iyo cunnada iyo hoyga oo loo diido.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsanyahay sannadguuradii tobanaad ee ka soo wareegtay dagaalkii Ciraaq.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsanyahay muranka la xiriira maamul u samaynta Jubbooyinka.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ayaa waxa aan ku eegaynaa go'aankii Golaha Ammaanka ee QM uu Arbacadii kaga qaaday xayiraaddii hubka ee saarnayd Soomaaliya, iyo aragtida kala duwan ee laga bixinayo go'aankaas.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaan ku eegeynaa doorashada guud ee dalka Kenya oo dhici doonta maalinta Isniinta ee 4ta bisha March ee sanadkan 2013-ka.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ayaa waxa uu ku saabsan yahay, baaqii ay culimada Al-ictisaam ku baaqeen in la qabto shirweyne looga soo horjeedo kooxda Al-shabaab iyo sida ay ururada kale ee diiniga ahi u arkaan arrinkaas.
Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay islaamka Madaniga ah iyo Soonmaalliya, gaar ahaan doorkii Uruka Al-islaax ee dhinacyada Waxbarashada, Caafimaadka, iyo siyaasadda.
Barnaamijka Faaqiqaadda Toddobaadku wuxuu maanta ka hadlayaa sare-u-kaca maciishadda Soomaaliya iyo xiriirka ka dhaxeeya dhaqaale xumada ka taagan dalalka reer Galbeedka.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay digniintii Britain ee ka dhanka aheyd amaanka Somaliland iyo Jawaabta ay Somaliland ka bixisay digniintaas.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee maantu waxa uu ka hadlayaa sida aqoonsigii Maraykanku uu dhawaan u fidiyey dawladda Somalia uu u saameyn karo kaalmadii Maraykanka ee maamulada kale ee Somalia ka jira.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaa marti ku ah aqoonyahanno Soomaaliyeed oo falanqeynaya waxa uu ka dhiganyahay aqoonisga Mareykanka ee dowladda Soomaaliya iyo fursaddaan sida looga faaiideysan karo.
Barnaamijkeena Faaqidaadda ayaanu ku eegeynaa, qiimo kororka maciishadda ee magaalada Muqdisho
Barnaamijka Faqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsanyahay siyaasadda Puntland, gaar ahaan aragtida kala duwan ee laga qabo muddo kororsiga xakuumadda Madaxweyne C/Raxmaan Faroole oo waqtigeedu ku egyahay 8-da bishan Janaayo.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay amarkii ka soo baxay dowladda Kenya ee ahaa in qaxootiga Soomaalida ee ku nool magaalooyinka dalkaasi ay dib ugu noqdaan xerayaha qaxootiga
Barnaamijka Faaqidaadda todobaadka waxa uu ku saabsan yahay kQalalaasaha Siyaasadda ee Maamul-goboleedka Puntland
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dilalka iyo amni-xumada ka jirta magaalooyinka ay ka taliso dowladda Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM.
Barnaamiika Faqidaadda Todobaadka waxaan ku saabsan rabshadihii dhimashada iyo dhaawaca dhaliyay ee ka dhacay Gaarisa iyo xaafadda Islii ee Nairobi. Militariga Kenya ayaa lagu eedeeyey inay gubeen suuqii Gaarisa.
Barnaamijka Faaqidaaddu wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay ololaha doorashooyinka golayaasha deegaanka ee Somaliland oo la qaban doono dhammaadka bishan November.
Dalka Kenya waxaa ka socday shirar maamul loogu sameynayay Jubbooyinka, waxaana lagu heshiiyay qorshe maamul mideysan lagu dhisayo iyo dastuur ay ansixin doonaan ergooyin gobolladaasi laga soo uruurinayo. Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda oo arrintaasi ku saasban.
Doorashada Maraykanka ayaa la qabanayaa 6-ba bisha. Haddaba Faaqidaadda ayaa toddobaadkan lagu falanqeynayaa Soomaalida Maraykanka degan sida ayay uga qeybgalayaan dooashada, iyo waliba cidda ay kala taageerayaan labada musharrax?
Faaqidaadda Toddobaaku wuxuu ku saabsan yahay guul-darooyinka militari ee soo gaaray ururka al-Shabab iyo saameynta ay ku yeelan karaan fikirka ay ku socdaan ururka Takfiiriga ah.
Barnaamijkeena Faaqidaaddu wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda siyaasadeed ee Puntland oo ay taagan tahay dooddo la xiriira muddo kororsiga madaxda maamulak iyo furista xisbiyada siyaasadda.
Barnaamijka Faaqidaaddu wuxuu ku saabsan yahay arrimaha Kismaayo iyo sida maamul loogu sameyn karo. Xubnaha ka qeybgalaya waxaa ku jira Faarax Macalin G/K/X Baarlamaanka Kenya.
Hay'ad u doodda xuquuqda dadka Islaamka ah ee Maraykanka ayaa sheegtay in dadka loogu joojiyo garoomada 80% ay Soomaali yihiin.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay fursadaha iyo caqabadaha horyaalla madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ee 10-kii bishan la soo doortay.
Musharrixinta doodda ka qeybgalaya waxaa ka mid ah, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Prof. Cabdiraxmaan Macalin Baadiyow, Danjire Cabdullaahi Axmed Cadow oo jagada madaxweyne u tarmaya iyo Prof. Cali Khaliif oo guddoomiyenimo u taagan.
Faaqidaadda Toddobaadka wuxuu ku saabsan yahay muranka taagan kaddib markii guddiga farsamadu ay liiska ka reebeen xubno ay ku eedeyeen inay ku jireen kooxihii dagaalka.
Faaqidaada Toddobaadku wuxuu ka hadlaya dastuurka cusub ee la ansixiyay iyo waliba howsha xuliska baarlamaanka cusub ee soo socda.
Faaqidaadda Toddobaadkan waxay ku saabsan tahay warbixinta guddiga QM ee musuqmaasuqa ku eedeysan madaxda Dowladda KMG.
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ka hadlayaa xaaladda Soomaalida ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada.
Todobaadkan waxaa magaalada London wadahadal ku yeeshay gudiyo ka kala socday Somalia iyo Somaliland, waana qodobka falanqeynta.
Barnaamijka maanta waxa falanqeynaya Maxamed Daahir Afrax, Aadam Xasan Aadam iyo Abwaan Siciid Saalax Axmed oo xubno ka ah naadiga Pen
Barnaamijkeena todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay lacago dowladda Mareykanka ay dhawaan dul dhigtay madaxda Al-shabab
Barnaamijkan wuxuu ka hadlayaa doorka Turkey iyo waddamada Islaamka ee xal u helida muskhlidda Soomaaliya.
Waxaa soo kordhaya muranka shirka Salaadiinta beelaha ee Muqdisho ka socday , oo ay dhawaan ka baxeen Salaadiinta Puntland.
Waxaa soo kordhaya muranka ka taagan dastuurka Qabya Qoraalka ay Somalia yeelan doonto .
Barn: todobaadkan waxaan ku eegeynaa sida lagu soo xulayo odayaasha 135ka ah ee soo xulaya 825 xubnood ee ansixinta dastuurka Somalia
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxaa ka qeybgalaya Cali Khaliif , Cabdiraxman Xoosh l, Ismaciil Buubaa, iyo Sahra Cumar
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxaa ka qeybgalaya R/wasaaraha C/weli Gaas oo ka hadlaya halka uu marayo qorshaha road-map-ka.
Barnaamijka ayaa ka hadlaya qaraxyada lala beegsado mas'uuliyiinta dowladda Soomaaliya.
Barnaamijka waxaan toddobaadkan ku eegaynaa heshiis hor dhac ah oo dhexmaray DKMG iyo Shirkadda Holliday Finch.
Barnaaamijka Faaqidaadda ee Toddobaadkan ayaa ka hadlaya Suurtogalnimada wadahadal dhexmara Dawladda iyo Al-Shabab.