Sunday, May 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 07:58

Barnaamijyada Toddobaadka / Waa Go'aankaaga

Waa Go'aankaaga: Madaxweynaha iyo Dhalinyarada London

Qiyaasta qoraalka - +
15.05.2013
Barnaamijka Waa Go'aankaaga waxaad ku maqli doontaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo Barnaamij gaar ah oo VOA London ku qabatay Dhaliyarada uga jawaabayey su'aalo dhinacyo badan taabanaya. Faahfaahin

Waa Go'aankaaga: Dhalinyarada iyo Hal-abuurka

Barnaamijka Waa Go'aankaaga waxa aynu ku eegeynaa Dhalinyarada iyo Ha-abuurka ku dhisan wax-soosaarka, kaasi oo keeni kara fursado ay dhalintu shaqo ku abuuri karaan.

Waa Go'aankaaga: Dhalinyarada iyo Guurka

Barnaamijka Waa Go'aankaaga waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay Dhalinyarada iyo Guurka.

Waa Go'aankaaga: Dhalinyarada Qurbaha laga Celiyo

Waalidiinta Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool ayaa caruurtooda dib ugu celiya dalka Soomaaliya amaba wadamada Islaamka si ay dhaqanka iyo diinta u soo bartaan, waxaana dhalintaas loogu yeeraa "Dhaqan Celis" Waa arrinta uu ku saabsan yahay Barnaamijka Waa Go'aakaaga.

Waa Go'aankaaga: Samafalka iyo Doorka Dhalinyarada

Barnaamijka Waa Go'aankaaga waxa uu ku saabsan yahay todobaadkan samalfalka iyo doorka ay dhalinyaradu ka qaadan karaan, gaar ahaan sida looga bixi karo ku tiirsanaanta dad kale ama gacmo shisheeye.

Waa Go'aankaaga: Yaa Afduubay Dhalinyarada

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee Todobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa Su'aasha ah yey u afduuban yihiin dhalinyaradu, sidoo kale waxaad ku maqli doontaan jidadka kala duwan ee dhalinyaradu u maraan inay nolosha horumar ka gaaraan.

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyara iyo Warbaahinta W13

Barnaamijka "Waa Go'aankaaga ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Dhalinyarada iyo Warbaahinta.

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada Qurbaha (Q2) W12

Barnaamijka “Waa Go’aankaaga” ee toddobaadkan waxaan uga hadlaynaa xaaladda dhalinyarada ku nool dalalka qurbaha waana qeybtii labaad. Qeybtan waxay ka hadlaysaa fursadaha dhalinyaradu haystaan iyo doorka siyaasadda.

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada Qurbaha (Q1) W11

Barnaamijkeena " Waa Go'aankaaga" waxaan toddobaadkan ku eegaynaa waayaha dhalinyarada qurbaha. Qeybtan koowaad waxaan uga hadlaynaa caqabadaha la soo darsa dhalinyarada.

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada iyo Tiknoolajiyada W10

Barnaamijka "Waa G'oaankaaga" wuxuu toddobadkan ku saabsan yahay dhalinyarada iyo tiknoolajiyada. Dhalinyarada Soomaaliya ku nool ayaa la jaanqaadaya tiknoolajiyada adduunka, gaar ahaan internet-ka.

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada iyo Burcad- badeedda W9

Barnaamijka "Waa G'oaankaaga" wuxuu toddobadkan ka hadlayaa dhalinyarada iyo burcad-badeedda. Dhibaatada burcad-bhadeedda iyo saameynta ay ku leedahay dhalinyada.

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada iyo Fanka W8

Barnaamijka "Waa G'oaankaaga" ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dhalinyarada iyo fanka iyo suugaanta iyo doorka fanku ka qaadan karo isku-keenidda dhalinyarada.

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada Nabadda & Hoggaaminta W7

Barnaamijka "Waa Go’aankaaga” ee toddobaadkan waxaan ku eegaynaa kaalinta dhalinyaradu ku leeyihiin nabadda iyo hoggaaminta dalka.

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada iyo Ciyaaraha W6

Barnaamijka "Waa G'oaankaaga" ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dhalinyarada iyo Ciyaaraha. Door noockee ah ayay dhalinyarada looga bad-baadin karaa dhibaatooyinka iyadoo la isticmaallayo qeybaha kale duwan ee ciyaaraha.

"Waa Go'aakaaga" - Dhalinyarada iyo Ganacsiga W5

Barnaamijka "Waa G'oaankaaga" ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dhalinyarada iyo ganacsiga iyo wali doorka ay ku leeyihiin ganacsiga Soomaaliya.

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada iyo Mukhaadaraadka W4

Barnaamijka "Waa G'oaankaaga" ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dhalinyarada iyo dhibaatooyinka noocyada kale duwan ee mukhaadaraadka.

"Waa Go'aankaaga" Dhalinyarada iyo Dagaallada W3

Barnaamijka "Waa Go'aankaaga" wuxuu toddobaadkan ka hadlayaa doorka ay dhalinyaradu ku leeyihiin dagaallada iyo colaadaha Soomaaliya iyo sida ay uga qeybgali karaan xalinta khilaafaadka.

"Waa Go'aakaaga" - Dhalinyarada iyo Waxbarashada W2

Barnaamijka "Waa Go'aankaaga" wuxuu ku saabsan yahay dhalinyarada iyo waxbarashada Soomaaliya.

"Waa Go'aankaaga" Warbixinta UNDP W1

Waa "Go'aankaaga" waa barnaamij cusub oo VOA idiin bilowday isla markaana aad dhageysan kartaan habeen walba oo Talaado ah.