Saturday, May 25, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 00:47

Barnaamijyada Toddobaadka / Cawayska-Washington

Caweyska: Cabdinuur Aadan Daljir

Qiyaasta qoraalka - +
18.05.2013
Barnaamijka Caweys Washington waxaad todobaadkan ku maqli doontaan Q. 2-aad ee wareysi xiiso badan oo aan la yeelanay Fanaanka Cabdinuur Aadan Daljir, iyo dabcan sheekooyinkii xiisaha lahaa ee aad Barnaamijka uga barateen.

Fanaanka Cabdinuur Daljir waxa uu barnaamijka u waramay isagoo jooga magaalada Columbus ee gobalka Ohio ee dalkan Mareykanka, halkaasoo uu haantan ku nool yahay.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Hore 
Hore