Saturday, May 18, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 22:02

War / Soomaaliya

Muranka Xulista Xubnaha Baarlamaanka.

Golaha ShacabkaGolaha Shacabka
x
Golaha Shacabka
Golaha Shacabka
Qiyaasta qoraalka - +
Guddiga Farsamada ee Xulista baarlamaanka ayaa sheegay in 65% uu soo gaadhay liiska xubnaha noqonaya baarlamaanka.

Dhinaca kale waxaa socda muranka la xiriira qaabka loo soo xulayo xubnaha.

Qeybta hoose ka dhageyso warbixin ka hadlay howsha guddiga iyo waliba muranka taagan.