Thursday, May 23, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 04:42

War / Afrika

Madaxda Kenya oo Booqanaya Magaalada Mombasa

x
Qiyaasta qoraalka - +
Ka dib dilkii loo geystay Sheekh Cabuud Rogo Maxamed, waxa magaalada Mombasa ka bilowday rabshado keenay xasilooni-darro. Iyaga oo arrintaas ka jawaabaya ayaa madaxda dalku ay qaarkood booqdeen, halka kuwo kalena ay qorsheynayaan booqashada magaalada.
Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.