Dhaqanka iyo Hiddaha # 137
Qoraaga Soomaaliyeed Axmed Faarax Cali Idaajaa oo maantana noo haya qeyb kale oo ka mid ah sheekooyinkii ay suugaantu ku dhafneed ee aad uga bartaeen Barnaamijkayaga Dhaqanka iyo Hiddaha.
Dhaqanka iyo Hiddaha.
Ahmed Faarah Ali Idaajaa
05.12.2012
Barnaamijkeena dhaqanka iyo hiddaha todobaadkan waxuu ku saabsanyahay xeerar sameysiga Somalida ee dhaqanka ku saleysnaa, gaar ahaan xilliyada colaadda iyo geel kala dhicista.
Waxaa inoo haya sidii aad uga barateen Axmed Faarax Cali Idaajaa.