Saturday, May 18, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 17:32

War

Martida: Yuusuf Maxmaed Ismaaciil "Baribari"

Qiyaasta qoraalka - +

Barnaamijka Martida Micrafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah wakiilka joogtada ah ee xarunta qaramada midoobay ee Geneva u jooga Somalia Yuusuf Maxamed Ismaaciil "Baribari" oo Khamiistii isaga iyo wafdi ka socda Q.M at gaareen Muqdisho.

Yuusuf Baribir ayaa barnaamijkan kaga warramayaa ujeedada safarkooda Muqdisho, howsha xafiika uu madaxda ka yahay u qabto Soomaaliya iyo arrimo kale.

Barnaamijka oo maqal ah ka dhageyso qaybta hoose.

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Adigu bilow inaad faallo halkan ku qortid