Sunday, May 19, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 17:01

War

Martida Makrafoonka: Idil Cabdullaahi

Qiyaasta qoraalka - +
Falastin Iman

Barnaamijka Martida wuxuu ku saabsan yahay cudurka Autism-ka oo la sheegayo in tirada caruurta uu ku dhacayo ay sii badanayso dalkan Maraykanka.

Haddaba waxaa marti ku ah Idil C/laahi oo ah hooyo dhashay ilmo qaba cudurkaasi oo degan gobolka Minnesota.

Madashan waa la xiray
faallooyinka
     
Qeybtan faallo kuma jirto. Adigu bilow inaad faallo halkan ku qortid