Caydaruus Cabdulle Cali-Feer oo ka mid ah 9 qof oo maxkamadda Federaalka ee Gobalka Minnesota ay xukunno kala duwan ku ridday, ayaa VOA uga waramay danbiga lagu helay iyo sanadaha lagu xukumay. Faahfaahin
Xaawo Maxamed Xasan iyo Aamina Cali Faarax oo loo heystay inay xiriir la lahaayeen kooxda Al-Shabaab, ayaa maxkamad ku taalla gobalka Minnesota ay ku kala xukuntay 10 sano iyo 20 sano oo xarig ah. Faahfaahin
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, ayaa maanta oo Khamiis ah Aqalka Cad ku soo dhaweynaya ra’iisul-wasaaraha wadanka Turkey Recep Tayyip Erdogan, si ay uga wadaxaajoodaan xaaladda Syria iyo ammaanka gobalka. Faahfaahin