Thursday, May 23, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 10:17

Caalamka kale

Askari lagu Dilay Magaalada London

Labo qof ayaa la aaminsan yahay in ay middiyo iyo baangad ku dileen askari u dhashay Britain oo ka soo baxay xero ciidan oo ku taallay halka lagu dilay agteeda Faahfaahin

Ciraaq: Qaraxyo Dhowr ah oo Dad ku Dhinteen

Qaraxyo baabuur oo ka kala dhacay meel ay ku badan yihiin dadka shiicada ah ee magaalada caasimadda ah ee Baqdaad iyo magaalada koofurta ku taala ee Basra, ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 31 qof, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen. Faahfaahin

Pakistan: Siyaasi lagu Dilay Banaanka Hoygeeda

Zahra Shahid Hussain oo ah madaxweyne ku-xigenka Xisbiga PTI, ayaa rag hubeysan oo aan la garaneyn ku toogteen gurigeeda hortiisa, waxaana xisbigeedu ay toogshada ku eedeeyeen xisbiga ay iska soo horjeedaan ee MQM Faahfaahin

Kuuriyada Woqooyi oo Gantay Seddex Gantaal

Wasaaradda Gaashaandhiga ee Kuuriyada Koofureed, ayaa sheegtay in Kuuriyada woqooyi ay seddex gantaal oo kuwa ridada gaaban ah ku gantay Badda Bari tasoo loo yaqaan Badda Japan. Faahfaahin

Russia oo Gantaalo Casri ah Siisay Syria

Dowladda Mareykanka ayaa nasiib darro ku tilmaantay gantaalo ay Rusia siisay Syria. Gantaalahan ayaa ah nooca Kuruska loo yaqaan ee lagula dagaalamo maraakiibta. Faahfaahin