Friday, May 24, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 00:54

Maraykanka

Obama: Waan u Gurmaneynaa Oklahoma

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa goor dhowayd ka hadlay masiibada ka dhacday gobolka Oklahoma halkaasoo ay ku dhinteen ugu 24 qof, kadib dabaylo ku dhuftay magaalada Moore oo u dhow Oklahoma City. Faahfaahin

Barnaamijka Ummuuraha Mareykanka

Barnaamijka Ummuuraha Mareykanka waxaan todobaadkan ku soo qaadaneynaa muranka u dhaxeeya Maamulka Madaxweyne Obama iyo Ururka Tea Party ee Xisbiga Jamhuuriga. Faahfaahin

Dad ku Dhintay Duufaan ku Dhufatay Mareykanka

Waxaa la xaqiijiyey in ugu yaraan 51 qof ay ku dhinteen duufaan xooggan oo ku dhufatay dalkan Mareykanka, dadka dhintay ayaa waxaa ka mida 20 caruur ah oo ku sugnaa iskuul ku yaalla gobalka Oklahoma. Tirada Dhimashada ayaa laga cabsi qabaa inay kororto. Faahfaahin

Warbixin: Dareenka Ehelada Minnesota

Hey’adaha amniga ah ee Maraykanka ayaa soo dhoweeyey xukunno toddobaadkii hore lagu riday 9 qof oo Soomaali ah dacwado la xiriira ururka Al-Shabab. Sagaalka qof ayaa iskugu jira 7 rag ah iyo 2 dumar ah, waxaana lagu riday xukunno u dhexeeya 2 sano ilaa 20 sano. Faahfaahin

Caydaruus Cali-Feer: Anigu ma ihi Al-Shabaab

Caydaruus Cabdulle Cali-Feer oo ka mid ah 9 qof oo maxkamadda Federaalka ee Gobalka Minnesota ay xukunno kala duwan ku ridday, ayaa VOA uga waramay danbiga lagu helay iyo sanadaha lagu xukumay. Faahfaahin