Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 14:26

Ethiopia: Wax Lug ah Kuma Lihin Jubbooyinka

Afhayeenka Ra'iisul-wasaaraha Ethiopia Getachew Reda, ayaa sheegay in dalkiisu aanu midkoodna la safneyn kooxaha ku loolamaya maamulka magaalada Kismaayo, wax kasta oo halkaas ka dhacayana ay tahay in dadka Soomaaliyeed ay ku lug yeesheen. Faahfaahin

Howlgallo Amni oo ka Socda Muqdisho

Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya, ayaa howlgallo amniga lagu sugayo ka wada degmooyinka magaalada Muqdisho. Faahfaahin

Warbixin: Muranka Maamulidda Hawada Somalia

Tan iyo markii todobaadkii tagay ay Dawladda Federaalka ah ay shaaca ka qaadday in Qaramada Midoobay ogolaatay in lagu soo wareejiyo maamulka hawada Somalia, ayaa waxaa jira doodo la xidhiidha qaabka loo soo wareejinayo maamulka hawada. Faahfaahin

Warbixin: Dareenka Ehelada Minnesota

Hey’adaha amniga ah ee Maraykanka ayaa soo dhoweeyey xukunno toddobaadkii hore lagu riday 9 qof oo Soomaali ah dacwado la xiriira ururka Al-Shabab. Sagaalka qof ayaa iskugu jira 7 rag ah iyo 2 dumar ah, waxaana lagu riday xukunno u dhexeeya 2 sano ilaa 20 sano. Faahfaahin

Somaliland oo ka Jawaabtay Hadalkii M/waynaha

Somaliland ayaa ka hadashay hadal uu dhawaan madaxweynaha Dawladda Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud kaga hadlay arrimo ay ku jireen Somaliland. Faahfaahin


Wararka kale

Qurbe: Cabdicasiis Cali Ibraahim "Xildhibaan"

Barnaamijka Qurbe ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoraaga Soomaaliyeed Cabdicasiis cali Ibraahim "Xildhibaan" oo ka mid ah qurbe joogta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska oo dhawaan qoray buug uu uga hadlayo maamuladii soo maray Soomaaliya. Faahfaahin